Duqa Muqdisho oo ka xumaaday sida maanta loola dhaqmay Ciyaartoyda Qaranka (Daawo Sawirada)

Baraha bulshada ayaa maanta si weyn looga hadal hayaa dhacdo dad badan ka caroodeen kadib markii Ciyaartowda Qaranka 17-sano jirada ee maanta dalka kusoo laabtay lagu dhax fasaxay magaalada Dhaxdeeda. Ciyaartoydan ayaa maanta si diiran waxaa garoonka Aadan Cadde ugu soo dhaweeyay Madaxda sare ee dalka uu ugu horeeyay Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya , waxaana … Continue reading Duqa Muqdisho oo ka xumaaday sida maanta loola dhaqmay Ciyaartoyda Qaranka (Daawo Sawirada)